Parse error: syntax error, unexpected '<' in /mnt/w1010/d35/s19/b02b1faf/www/shingaani.co.uk/side_left.php(45) : eval()'d code on line 1
News
Mogadishu violence kills 6,500 in past year
MOGADISHO - Conflict in Somalia killed 6,501 civilians in the capital Mogadishu in 2007 and wounded 8,516 more, a local human rights group said on Monday.
Suldaanka Somaliland''Waan tagaynaa Muqdisho,Riyaale kama cabsado ee Ilaah baan ka baqaa''.
Suldaan Max'ed Suldaan C/Qaadir ayaa daboolka ka qaaday in ay imaanayaan Muqdisho si ay kaga qeybgalaan nabadda laga abuurayo dalka,isagoona shegay in aysan waxba uga shaqo jirin qaadicista shirkaasi ee madaxda Somaliland.
Xukuumadda kMG ah ee Somalia ayaa bilaabi doonta dhowaan howl-gallo aan horey loo arkin oo ay ku sugeyso amaanka magaalada Muqdisho oo faraha ka sii baxayay maalmihii la soo dhaafay.
Hotelka Lafaweyn oo Weeraro Caawa lagu qaday iyadoo ay xaaladduna ay kacsantahay
Kooxo aan la aqoon ayaa ku dhawaad 4 bam ku garaacay Hotelka Lafweyn ee kamidka ah hotelada ay degan yihiin masuuliyiinta maamulka gobolka Banaadir isla markaana ay sidoo kale degaan xildhibaanada qaar.
Weeraro Caawa lagu qaday Hotelka Lafweyn iyo xaaladda oo kacsan.
Kooxo aan la aqoon ayaa ku dhawaad 4 bam ku garaacay Hotelka Lafweyn ee kamidka ah hotelada ay degan yihiin masuuliyiinta maamulka gobolka Banaadir isla markaana ay sidoo kale degaan xildhibaanada qaar.